Leer Surah DhariyatCon traducción
فَوَيْلٌ لِّلَّذِينَ كَفَرُوا۟ مِن يَوْمِهِمُ ٱلَّذِى يُوعَدُونَ
Fawaylun lillatheena kafaroo min yawmihimu allathee yooAAadoona
Halaag wuxuu usugnaaday kuwii gaaloobay maalintoodii (Qiyaame) ee loogu yaboohay.
إِنَّ عَذَابَ رَبِّكَ لَوَٰقِعٌ
Inna AAathaba rabbika lawaqiAAun
Ee caddibaadda Eebe waa wax dhici (sugan).
يَوْمَ تَمُورُ ٱلسَّمَآءُ مَوْرًا
Yawma tamooru alssamao mawran
Waxay dhici caddibaaddaas Maalinta Samadu wareegi.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.