Baca Surah Insandengan terjemahan
وَمَا تَشَآءُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَلِيمًا حَكِيمًا
Wama tashaoona illa an yashaa Allahu inna Allaha kana AAaleeman hakeeman
Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyee, Eebana waa wax walba oge falsan.
يُدْخِلُ مَن يَشَآءُ فِى رَحْمَتِهِۦ وَٱلظَّٰلِمِينَ أَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا أَلِيمًۢا
Yudkhilu man yashao fee rahmatihi waalththalimeena aAAadda lahum AAathaban aleeman
Wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doono, daalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran.
إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَٰقِعٌ
Innama tooAAadoona lawaqiAAun
Ee waxa dadow Eebe ku Yaboohay wuu dhici.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.