Baca Surah Inshiqaqdengan terjemahan
فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ
Fabashshirhum biAAathabin aleemin
Ugu bishaaree caddibaad daran.
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍۭ
Illa allatheena amanoo waAAamiloo alssalihati lahum ajrun ghayru mamnoonin
Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin.
وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلْبُرُوجِ
Waalssamai thati alburooji
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda).
وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ
Washahidin wamashhoodin
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.
قُتِلَ أَصْحَٰبُ ٱلْأُخْدُودِ
Qutila ashabu alukhdoodi
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
وَهُمْ عَلَىٰ مَا يَفْعَلُونَ بِٱلْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ
Wahum AAala ma yafAAaloona bialmumineena shuhoodun
iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah».
وَمَا نَقَمُوا۟ مِنْهُمْ إِلَّآ أَن يُؤْمِنُوا۟ بِٱللَّهِ ٱلْعَزِيزِ ٱلْحَمِيدِ
Wama naqamoo minhum illa an yuminoo biAllahi alAAazeezi alhameedi
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.