Baca Surah Qalamdengan terjemahan
مَآ أَنتَ بِنِعْمَةِ رَبِّكَ بِمَجْنُونٍ
Ma anta biniAAmati rabbika bimajnoonin
Ee Nabiyow Nicmada Eebe darteed lama waallid.
وَإِنَّ لَكَ لَأَجْرًا غَيْرَ مَمْنُونٍ
Wainna laka laajran ghayra mamnoonin
Waxaana kuu sugnaaday Ajri aan go'ayn.
وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٍ
Wainnaka laAAala khuluqin AAatheemin
Waxaana kuu sugnaaday dabeeco (fiican) oo weyn.
فَسَتُبْصِرُ وَيُبْصِرُونَ
Fasatubsiru wayubsiroona
Waad arki doontaa nabiyow Gaaladuna way arki doonaan.
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِۦ وَهُوَ أَعْلَمُ بِٱلْمُهْتَدِينَ
Inna rabbaka huwa aAAlamu biman dalla AAan sabeelihi wahuwa aAAlamu bialmuhtadeena
Eebe waa ogyahay Cidda ka dhunta Jidkiisa, waana ogyahay Cidda hanuunsan.
فَلَا تُطِعِ ٱلْمُكَذِّبِينَ
Fala tutiAAi almukaththibeena
Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda).
وَدُّوا۟ لَوْ تُدْهِنُ فَيُدْهِنُونَ
Waddoo law tudhinu fayudhinoona
Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan.
وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ
Wala tutiAA kulla hallafin maheenin
Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.