Baca Surah Dukhandengan terjemahan
وَأَن لَّا تَعْلُوا۟ عَلَى ٱللَّهِ إِنِّىٓ ءَاتِيكُم بِسُلْطَٰنٍ مُّبِينٍ
Waan la taAAloo AAala Allahi innee ateekum bisultanin mubeenin
Hana iska wayneynina Eebe waxaan idiin la imid xujo cade.
وَإِنِّى عُذْتُ بِرَبِّى وَرَبِّكُمْ أَن تَرْجُمُونِ
Wainnee AAuthtu birabbee warabbikum an tarjumooni
Waxaana ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin inaad idhagaxyeysaan.
وَإِن لَّمْ تُؤْمِنُوا۟ لِى فَٱعْتَزِلُونِ
Wain lam tuminoo lee faiAAtazilooni
Ee hadaydaan i rumeyn iga fogaada (idaaya).
فَدَعَا رَبَّهُۥٓ أَنَّ هَٰٓؤُلَآءِ قَوْمٌ مُّجْرِمُونَ
FadaAAa rabbahu anna haolai qawmun mujrimoona
wuxuuna u qaylyey Eebihiis in kuwaasu yihiin Qoom dambiila yaal ah.
فَأَسْرِ بِعِبَادِى لَيْلًا إِنَّكُم مُّتَّبَعُونَ
Faasri biAAibadee laylan innakum muttabaAAoona
guuri addoomadayda Habeenimo, waa laydin raaciye.
وَٱتْرُكِ ٱلْبَحْرَ رَهْوًا إِنَّهُمْ جُندٌ مُّغْرَقُونَ
Waotruki albahra rahwan innahum jundun mughraqoona
kana tag badda iyadoo xasilloon oo furan iyagu waa col la maanshayne.
كَمْ تَرَكُوا۟ مِن جَنَّٰتٍ وَعُيُونٍ
Kam tarakoo min jannatin waAAuyoonin
imisey ka tageen Beero iyo Ilo.
وَنَعْمَةٍ كَانُوا۟ فِيهَا فَٰكِهِينَ
WanaAAmatin kanoo feeha fakiheena
iyo Nicmooyin ay ku raaxaysanayeen.
كَذَٰلِكَ وَأَوْرَثْنَٰهَا قَوْمًا ءَاخَرِينَ
Kathalika waawrathnaha qawman akhareena
xaalkuna waa saas, waxaana dhaxalsiinay qoom kale.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.