Baca Surah Maarijdengan terjemahan
فَمَنِ ٱبْتَغَىٰ وَرَآءَ ذَٰلِكَ فَأُو۟لَٰٓئِكَ هُمُ ٱلْعَادُونَ
Famani ibtagha waraa thalika faolaika humu alAAadoona
Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay.
وَٱلَّذِينَ هُمْ لِأَمَٰنَٰتِهِمْ وَعَهْدِهِمْ رَٰعُونَ
Waallatheena hum liamanatihim waAAahdihim raAAoona
Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya.
وَٱلَّذِينَ هُم بِشَهَٰدَٰتِهِمْ قَآئِمُونَ
Waallatheena hum bishahadatihim qaimoona
Kuwa maraggooda si fiican u furay.
وَٱلَّذِينَ هُمْ عَلَىٰ صَلَاتِهِمْ يُحَافِظُونَ
Waallatheena hum AAala salatihim yuhafithoona
Kuwa Salaaddooda xafida (dhawra).
أُو۟لَٰٓئِكَ فِى جَنَّٰتٍ مُّكْرَمُونَ
Olaika fee jannatin mukramoona
Kuwaasi waxay geli Jannooyin lagu Sharrifo.
فَمَالِ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ قِبَلَكَ مُهْطِعِينَ
Famali allatheena kafaroo qibalaka muhtiAAeena
Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin).
عَنِ ٱلْيَمِينِ وَعَنِ ٱلشِّمَالِ عِزِينَ
AAani alyameeni waAAani alshshimali AAizeena
Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga.
أَيَطْمَعُ كُلُّ ٱمْرِئٍ مِّنْهُمْ أَن يُدْخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ
AyatmaAAu kullu imriin minhum an yudkhala jannata naAAeemin
Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima.
كَلَّآ إِنَّا خَلَقْنَٰهُم مِّمَّا يَعْلَمُونَ
Kalla inna khalaqnahum mimma yaAAlamoona
Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin.
فَلَآ أُقْسِمُ بِرَبِّ ٱلْمَشَٰرِقِ وَٱلْمَغَٰرِبِ إِنَّا لَقَٰدِرُونَ
Fala oqsimu birabbi almashariqi waalmagharibi inna laqadiroona
Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa.
Contact Us

Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.