Baca Surah Maryamdengan terjemahan
وَنَرِثُهُۥ مَا يَقُولُ وَيَأْتِينَا فَرْدًا
Wanarithuhu ma yaqoolu wayateena fardan
waana dhaxlaynaa wuxuu sheegi wuxuuna noo imaan kali.
وَٱتَّخَذُوا۟ مِن دُونِ ٱللَّهِ ءَالِهَةً لِّيَكُونُوا۟ لَهُمْ عِزًّا
Waittakhathoo min dooni Allahi alihatan liyakoonoo lahum AAizzan
waxay yeesheen Eebe ka sokow ilaahyo inay ugu noqdaan cizi (tabar).
كَلَّا سَيَكْفُرُونَ بِعِبَادَتِهِمْ وَيَكُونُونَ عَلَيْهِمْ ضِدًّا
Kalla sayakfuroona biAAibadatihim wayakoonoona AAalayhim diddan
saas ma aha ee waxay ka gaaloobi cibaadadooda, waxayna ku noqon korkooda lid (col).
أَلَمْ تَرَ أَنَّآ أَرْسَلْنَا ٱلشَّيَٰطِينَ عَلَى ٱلْكَٰفِرِينَ تَؤُزُّهُمْ أَزًّا
Alam tara anna arsalna alshshayateena AAala alkafireena taozzuhum azzan
miyaadan ogayn inaan ku dirro shayaadiinta gaalada oy boorrin (baadiyeyn) baadi.
فَلَا تَعْجَلْ عَلَيْهِمْ إِنَّمَا نَعُدُّ لَهُمْ عَدًّا
Fala taAAjal AAalayhim innama naAAuddu lahum AAaddan
ee ha ku degdegin korkooda, waannu uun u tirin tirec.
يَوْمَ نَحْشُرُ ٱلْمُتَّقِينَ إِلَى ٱلرَّحْمَٰنِ وَفْدًا
Yawma nahshuru almuttaqeena ila alrrahmani wafdan
xusuuso maalintaan u kulmineyno kuwa dhawrsaday Eebaha Raxmaana iyagoo wafdi ah.
وَنَسُوقُ ٱلْمُجْرِمِينَ إِلَىٰ جَهَنَّمَ وِرْدًا
Wanasooqu almujrimeena ila jahannama wirdan
oon u kaxaynayno dambiilayaasha xagga jahannamo iyagoo aroora.
لَّا يَمْلِكُونَ ٱلشَّفَٰعَةَ إِلَّا مَنِ ٱتَّخَذَ عِندَ ٱلرَّحْمَٰنِ عَهْدًا
La yamlikoona alshshafaAAata illa mani ittakhatha AAinda alrrahmani AAahdan
mana hantaan shafeeco cid ka yeelata Eebaha Raxmaana agtiisa ballan mooyee.
وَقَالُوا۟ ٱتَّخَذَ ٱلرَّحْمَٰنُ وَلَدًا
Waqaloo ittakhatha alrrahmanu waladan
waxay dheheen (gaaladu) wuxuu yeeshay Eebaha Raxmaana ilmo.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.