Oku Surat NaziatSure okuma
وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ
Waalarda baAAda thalika dahaha
Dhulkana markaas ka dib fidiyay.
أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا
Akhraja minha maaha wamarAAaha
Biyahiisa iyo Daaqiisana soo bixiyay.
مَتَٰعٗا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ
MataAAan lakum walianAAamikum
Si aad idinka iyo Xoolihiinnu ugu nacfidaan.
فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ
Faitha jaati alttammatu alkubra
Markay timaaddo Musiibadii waynayd (qiyaamadu).
يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ
Yawma yatathakkaru alinsanu ma saAAa
Maalintaas Dadku way xusuusan waxay faleen.
وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ
Waburrizati aljaheemu liman yara
Naarta Jaxiimana waxaa loo muujin Ruuxii Arki.
فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ
Fainna aljaheema hiya almawa
Wuxuu ku dheelman Naarta Jaxiimo.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.