Oku Surat FeelSure okuma
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَٰبِ ٱلْفِيلِ
Alam tara kayfa faAAala rabbuka biashabi alfeeli
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
أَلَمْ يَجْعَلْ كَيْدَهُمْ فِى تَضْلِيلٍ
Alam yajAAal kaydahum fee tadleelin
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
وَأَرْسَلَ عَلَيْهِمْ طَيْرًا أَبَابِيلَ
Waarsala AAalayhim tayran ababeela
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ
Tarmeehim bihijaratin min sijjeelin
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍۭ
FajaAAalahum kaAAasfin makoolin
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
إِۦلَٰفِهِمْ رِحْلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيْفِ
Eelafihim rihlata alshshitai waalssayfi
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
فَلْيَعْبُدُوا۟ رَبَّ هَٰذَا ٱلْبَيْتِ
FalyaAAbudoo rabba hatha albayti
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
ٱلَّذِىٓ أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَءَامَنَهُم مِّنْ خَوْفٍۭ
Allathee atAAamahum min jooAAin waamanahum min khawfin
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ
Araayta allathee yukaththibu bialddeeni
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.