Oku Surat MursalatSure okuma
فَجَعَلْنَٰهُ فِى قَرَارٍ مَّكِينٍ
FajaAAalnahu fee qararin makeenin
Markaasna yeellay meel ilaashan.
فَقَدَرْنَا فَنِعْمَ ٱلْقَٰدِرُونَ
Faqadarna faniAAma alqadiroona
Annagaa wax Qaddarray, wax Qaddarana u Fiican.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
Waylun yawmaithin lilmukaththibeena
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniya.
أَلَمْ نَجْعَلِ ٱلْأَرْضَ كِفَاتًا
Alam najAAali alarda kifatan
Miyaanaan ka yeelin Dhulka kafaalaqaade.
وَجَعَلْنَا فِيهَا رَوَٰسِىَ شَٰمِخَٰتٍ وَأَسْقَيْنَٰكُم مَّآءً فُرَاتًا
WajaAAalna feeha rawasiya shamikhatin waasqaynakum maan furatan
Waxaana yeellay Dhulka Dhexdiisa buuro sugan oo waawayn, waxaana idinka Waraabinnay biyo macaan.
وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
Waylun yawmaithin lilmukaththibeena
Halaagna wuxuu u sugnaaday Maalintaas kuwa xaqa Beeniyay.
ٱنطَلِقُوٓا۟ إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ
Intaliqoo ila ma kuntum bihi tukaththiboona
Aada gaalooy cadaabkii xaggiisa aad Beenin Jirteen.
ٱنطَلِقُوٓا۟ إِلَىٰ ظِلٍّ ذِى ثَلَٰثِ شُعَبٍ
Intaliqoo ila thillin thee thalathi shuAAabin
Aada hoos (Qiiba naarta) oo saddex madax ah.
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.