Read Surah Saffatwith translation
رَّبُّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا وَرَبُّ ٱلْمَشَٰرِقِ
Rabbu alssamawati waalardi wama baynahuma warabbu almashariqi
Waa Eebaha samooyinka iyo dhulka iyo waxa udhaxeeya, iyo Eebaha qorrax ka soo bixidda.
إِنَّا زَيَّنَّا ٱلسَّمَآءَ ٱلدُّنْيَا بِزِينَةٍ ٱلْكَوَاكِبِ
Inna zayyanna alssamaa alddunya bizeenatin alkawakibi
Annagaa ku qurxinay Samada dhaw quraxda xidiga ah.
وَحِفْظًا مِّن كُلِّ شَيْطَٰنٍ مَّارِدٍ
Wahifthan min kulli shaytanin maridin
Iyo ka dhowrid shaydaan kastoo madax adag.
لَّا يَسَّمَّعُونَ إِلَى ٱلْمَلَإِ ٱلْأَعْلَىٰ وَيُقْذَفُونَ مِن كُلِّ جَانِبٍ
La yassammaAAoona ila almalai alaAAla wayuqthafoona min kulli janibin
Mana dhagaystaan jameecada sare, (Malaa'igta) waxaana laga soo tuuraa dhan kasta.
دُحُورًا وَلَهُمْ عَذَابٌ وَاصِبٌ
Duhooran walahum AAathabun wasibun
Iyagoo la cryi oo cadaab joogta ah usugnaaday.
إِلَّا مَنْ خَطِفَ ٱلْخَطْفَةَ فَأَتْبَعَهُۥ شِهَابٌ ثَاقِبٌ
Illa man khatifa alkhatfata faatbaAAahu shihabun thaqibun
Marka laga reebo mid mid dafa hadalka oo uu raaco danab ifi.
IslamicFinder brings Al Quran to you making the Holy Quran recitation a whole lot easier. With our Al Quran explorer feature, just with a tap, you can select the Surah you want to recite or listen Quran mp3 audio! Offering your Holy Quran Translation and Quran Transliteration in English and several other languages, Quran recitation has never been easier. Happy reading!
Contact Us

Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.