Oku Surat SaffatSure okuma
مَا لَكُمْ كَيْفَ تَحْكُمُونَ
Ma lakum kayfa tahkumoona
Maxaa idiinku wacan ood sidaas u xukumaysaan.
أَمْ لَكُمْ سُلْطَٰنٌ مُّبِينٌ
Am lakum sultanun mubeenun
Mise waxaa idiin sugnaatay xujo cad.
فَأْتُوا۟ بِكِتَٰبِكُمْ إِن كُنتُمْ صَٰدِقِينَ
Fatoo bikitabikum in kuntum sadiqeena
Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin.
وَجَعَلُوا۟ بَيْنَهُۥ وَبَيْنَ ٱلْجِنَّةِ نَسَبًا وَلَقَدْ عَلِمَتِ ٱلْجِنَّةُ إِنَّهُمْ لَمُحْضَرُونَ
WajaAAaloo baynahu wabayna aljinnati nasaban walaqad AAalimati aljinnatu innahum lamuhdaroona
Waxay yeeleen gaaladu Eebe iyo Jinniga dhexdooda (qaraabo) nasab, Jinniguna dhabahaanbuu u ogyahay in gaalada lakeeni (qiyaamada).
سُبْحَٰنَ ٱللَّهِ عَمَّا يَصِفُونَ
Subhana Allahi AAamma yasifoona
Eebaa kanasahan (kadheer) waxay ku tilmaamayaan.
إِلَّا عِبَادَ ٱللَّهِ ٱلْمُخْلَصِينَ
Illa AAibada Allahi almukhlaseena
Laakin adoomada Eebe ee niyada suubiyey (Waa ka fogyihiin xumaan).
فَإِنَّكُمْ وَمَا تَعْبُدُونَ
Fainnakum wama taAAbudoona
Idinka iyo waxaad caabudaysaan (gaalooy).
مَآ أَنتُمْ عَلَيْهِ بِفَٰتِنِينَ
Ma antum AAalayhi bifatineena
Waxaa ka fidmaysaan (dhumisaan) Eebe.
إِلَّا مَنْ هُوَ صَالِ ٱلْجَحِيمِ
Illa man huwa sali aljaheemi
Marka laga reebo kuwagali jaxiimo.
Contact Us

Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.