Baca Surah Haqqahdengan terjemahan
وَلَا بِقَوْلِ كَاهِنٍ قَلِيلًا مَّا تَذَكَّرُونَ
Wala biqawli kahinin qaleelan ma tathakkaroona
Hadal wax sheegana ma aha wax yar yaadse waantoomaysaan.
تَنزِيلٌ مِّن رَّبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ
Tanzeelun min rabbi alAAalameena
(Qur'aanku) wuxuu ka soo degay Eebaha Caalamka.
وَلَوْ تَقَوَّلَ عَلَيْنَا بَعْضَ ٱلْأَقَاوِيلِ
Walaw taqawwala AAalayna baAAda alaqaweeli
Hadduu nagu been abuurto (Nabi Muxamed).
ثُمَّ لَقَطَعْنَا مِنْهُ ٱلْوَتِينَ
Thumma laqataAAna minhu alwateena
Waxaannu gooynaynaa Xididka Wadnaha.
فَمَا مِنكُم مِّنْ أَحَدٍ عَنْهُ حَٰجِزِينَ
Fama minkum min ahadin AAanhu hajizeena
Ruux idinka mid ah oo naga eelinnna ma jiro.
وَإِنَّهُۥ لَتَذْكِرَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ
Wainnahu latathkiratun lilmuttaqeena
Qur'aankuna waa waanada kuwa Eebe ka dhawrsada.
وَإِنَّا لَنَعْلَمُ أَنَّ مِنكُم مُّكَذِّبِينَ
Wainna lanaAAlamu anna minkum mukaththibeena
Waxaan ognahay inay idin ka mid yihiin kuwa beenin (Qur'aanka).
وَإِنَّهُۥ لَحَسْرَةٌ عَلَى ٱلْكَٰفِرِينَ
Wainnahu lahasratun AAala alkafireena
Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame).
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.