Read Surah Qamarwith translation
وَكُلُّ صَغِيرٖ وَكَبِيرٖ مُّسۡتَطَرٌ
Wakullu sagheerin wakabeerin mustatarun
Wax kastoo yar ama waynna waa qoranyahay.
إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي جَنَّٰتٖ وَنَهَرٖ
Inna almuttaqeena fee jannatin wanaharin
Kuwa dhawrsadana waxay gali Jannooyin iyo wabiyaal.
فِي مَقۡعَدِ صِدۡقٍ عِندَ مَلِيكٖ مُّقۡتَدِرِۭ
Fee maqAAadi sidqin AAinda maleekin muqtadirin
Meel la fadhiisto oo xaq ah oo Eebaha awoodda leh agtiisa ah (yaa u sugnaatay).
ٱلشَّمۡسُ وَٱلۡقَمَرُ بِحُسۡبَانٖ
Alshshamsu waalqamaru bihusbanin
Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab.
وَٱلنَّجۡمُ وَٱلشَّجَرُ يَسۡجُدَانِ
Waalnnajmu waalshshajaru yasjudani
Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis).
وَٱلسَّمَآءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ ٱلۡمِيزَانَ
Waalssamaa rafaAAaha wawadaAAa almeezana
Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay.
IslamicFinder brings Al Quran to you making the Holy Quran recitation a whole lot easier. With our Al Quran explorer feature, just with a tap, you can select the Surah you want to recite or listen to Quran mp3 audio! Offering your Holy Quran Translation and Quran Transliteration in English and several other languages, Quran recitation has never been easier. Happy reading!
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.