Read Surah Nabawith translation
وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا
WajaAAalna nawmakum subatan
Miyannaan Hurdada Raaxo idiinka dhigin.
وَجَعَلْنَا ٱلَّيْلَ لِبَاسًا
WajaAAalna allayla libasan
Miyaannaan Habeenka asturaal idiinka dhigin.
وَجَعَلْنَا ٱلنَّهَارَ مَعَاشًا
WajaAAalna alnnahara maAAashan
Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin.
وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا
Wabanayna fawqakum sabAAan shidadan
Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh.
وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا
WajaAAalna sirajan wahhajan
Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda).
وَأَنزَلْنَا مِنَ ٱلْمُعْصِرَٰتِ مَآءً ثَجَّاجًا
Waanzalna mina almuAAsirati maan thajjajan
Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.
لِّنُخْرِجَ بِهِۦ حَبًّا وَنَبَاتًا
Linukhrija bihi habban wanabatan
Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq.
إِنَّ يَوْمَ ٱلْفَصْلِ كَانَ مِيقَٰتًا
Inna yawma alfasli kana meeqatan
Maalinta kalabuxu waxay leedahay waqtu go'an.
يَوْمَ يُنفَخُ فِى ٱلصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا
Yawma yunfakhu fee alssoori fatatoona afwajan
Waana Maalinta Suurka la afuufi ood u imanaysaan Kooxo.
IslamicFinder brings Al Quran to you making the Holy Quran recitation a whole lot easier. With our Al Quran explorer feature, just with a tap, you can select the Surah you want to recite or listen to Quran mp3 audio! Offering your Holy Quran Translation and Quran Transliteration in English and several other languages, Quran recitation has never been easier. Happy reading!
Contact Us
Thanks for reaching out.
We'll get back to you soon.